Al Shabaab oo Weerar Khasaaro geestay ku qaaday Deegaanka Biya Cadde

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday saldhig ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaanka Biya Cadde eeĀ  kuyaalla gobolka Shabeelaha Dhaxe. Weerarkan ayaa bilowday xilli dadka badi ay hurdayeen , waxaana tiro madaafiic ah ku dhaceen xaafado katirsan deegaanka Biya Cadde gaar ahaan xaafadaha ku dhaw dhaw saldhiga ciidamada ATMIS. Dadka … Continue reading Al Shabaab oo Weerar Khasaaro geestay ku qaaday Deegaanka Biya Cadde